Change Of Name Of A Minor Child - Somali Page 2

ADVERTISEMENT

 
Waxa uu codsaduhu caddeynayaa in ogeysiis ku saabsan uu isbedelka magaciisa ku daabici doono wargeys laga
akhristo degmada muddo (30) cisho ka hor inta aan la qaban dhageysiga maxkamadda ee magac bedelidda. Waxaa
intaa dheer in ogeysiis loo diri doono waalidka aanu ubadku la nooleyn ama qofka sheeganaya aabanimada ilmaha
ee la ogyahay halka uu degan yahay kaas oo ah ogeysiis gacan saar ah oo boostada loogu soo dhiibo.
_____________________________________
_____________________________________________
Saxiixa Qareenka
Wakiilka ka ah codsadaha
_____________________________________
_____________________________________________
Ku qor magacaaga oo bayaan ah
Ku qor magacaaga oo bayaan ah
______________________________________
_____________________________________________
Cinwaanka
Cinwaanka
______________________________________
_____________________________________________
Magaalada, Gobolka iyo Nawaaxiga (Zip)
Magaalada, Gobolka iyo Nawaaxiga (Zip)
______________________________________
______________________________________________
Telefoon Lambarka (ku dar lambarka degaanka (area Code)
Lambarka qareenka . _____________________
DIIWAANGELINTA DHAGEYSIGA CODSIGA IYO AMRIDDA DAABACAADDA
OGEYSIISNKA
Waxa ay maxkamaddu amreysaa in codsigan ay maxkamaddu dhageysato maalinta ____________
_______________________,______,saacaddu marka ay tahay _____________.. Waxaa la farayaa codsadaha inuu
ku daabaco ogeysiiska codsigiisa mid ka mid ah w argeyada laga akhristo degmada ugu yaraan (30) cisho ka hor
taariikhda loo qabtay dhageysiga codsiga isla markaana aad maxkamadda u soo gudbiso warqaddii boostada ee lagu
wargeliyey waalidka, sida uu qabo sharciga.
_________________________________________________
Qaaliga Maxkamadda Dhaxalka
_________________________________________________
Xoghaynta Maxkamadda
 
FORM 21.2 - APPLICATION FOR CHANGE OF NAME OF MINOR
Somali (Translated November 2009)
Provided by the Interpreter Services Program of the Supreme Court of Ohio
The English version of this form and other information is available on the
Nov. 1, 2000

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Legal
Go
Page of 2