Change Of Name Of A Minor Child - Somali

ADVERTISEMENT

 
MAXKAMADDA DHAXALKA EE DEGMADA _______________, OHIO
UJEEDDO: MAGAC
BEDELASHO__________________________________________________________
(Magacaga hadda laguu yaqaan)
Loona
bedelo________________________________________________________________________
(Magaca aad codsanayso in laguugu bedelo )
Gal Lambarka . ________________________
CODSI MAGAC BEDELID ILMO
AAN WELI QAANGAADHIN
[R.C. 2717.01]
Codsaduhu waxa uu caddeynayaa inuu yahay
waalidka,
mas’uulka ama
mas’uulka/wakiilka sharciga ah ee
ubadka isla markaana uu ilamahu degan yahay degmada ____________________________ee Ohio, ugu yaraan
muddo sanad ah ka hor intii aanu codsigan ka diiwaangelin maxkamadda Nuqul shahaadada dhalashada ilmaha oo
laga soo xaqiijiyey (shaabad ku dhuftay) xafiiska bixiya shahaadooyinka dhalashada ayaa ku lifaaqan codsigan.
Codsaduhu waxa uu caddeynaya in magaca iyo cinwaanka hooyada ilmaha :
_____________________________________________________________
Magac
_________________________________________________________________________
Cinwaan
_________________________________________________________________________
Magaalada, Gobolka iyo Nawaaxiga (Zip)
Isla markaana magaca iyo cinwaanka aabaha ilmaha dhalay ama loo haysto inuu dhalay uu yahay:
_________________________________________________________________________
Magac
_________________________________________________________________________
Cinwaan
_________________________________________________________________________
Magaalada, Gobolka iyo Nawaaxiga (Zip)
Codsaduhu waxa uu caddeynayaa in cinwaanka
aabaha iyo
hooyda ubadka aan la garaneyn isla markaana
sababo jira dartood aan la xaqiijin karin.
Ma jiro qof sheeganaya aabanimada ilmaha halkan ku xusan.
Codsaduhu waxa uu codsanayaa in magaca hada loo yaqaaan oo ah
____________________________________________________________________________________________
Loogu bedelo
_____________________________________________________________________________________________
Sababaha hoos ku xusan dartood:
_____________________________________________________________________________________________
_____________________________________________________________________________________________
_____________________________________________________________________________________________
FORM 21.2 - APPLICATION FOR CHANGE OF NAME OF MINOR
Somali (Translated November 2009)
Provided by the Interpreter Services Program of the Supreme Court of Ohio
The English version of this form and other information is available on the
Nov. 1, 2000

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Legal
Go
Page of 2